Nin xoolo dhaqato ah oo lagu dilay duleedka degmada Ben der- Bayla (dhegayso)

Nin xoolo dhaqato ah oo lagu dilay duleedka degmada Ben der- Bayla (dhegayso)

Gudoomiyaha degmada Ben der -Bayla ee gobolk kar kaar  Siciid Anteeno ayaa Waraysi uu siiyaya radio Daljir waxa uu ku sheegay in inta udhaxaysa Tuulada Xumbays iyo degmada Bender -bayla lagu dilay Nin xoolo dhaqato ah .

Dilka ninka ayaa loo malaynayaa in ay laxiriirto aano qabiil, sida uu gudoomiyuhu sheegay .

Wariye Xasan Heykal ayuu qadka Telfoonka ugu waramay isagoo degmada ku sugan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com