Maamulka gobalka Nugaal oo ka hadlay goobo sharci darro ah oo la burburiyeey (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka gobalka Nugaal oo ka hadlay goobo sharci darro ah oo la burburiyeey (dhegayso)

Mamulka degmada Garoowe  oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada Garoowe ayaa waxa  ka hadleen bur burin lagu sameeyay  goob danta guud ah oo  loogu adeegayay dadweynaha. Goobaha la bur buriyay ayaa waxaa kamid ahaa boosteejo  dadka ay ku sugaan gaadiidka oo ay ku sawirnaayeen sawirada qaar kamid ah musharaxiinta Puntland . http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bc76abb0101006c5e3f72c0/Duq+Garoowe+.mp3

Waa Sidee Xaaladda Ammaan ee Magaalada Qardho (dhegayso)
Jabhadda ONLF oo Ka Hadashay Go’aankii Qalbi-dhagax DFS Ugu Wareejisey Itoobiya
Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland oo ka qayb galay olaalaha qof & fuusto
Mamulka degmada Garoowe  oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada Garoowe ayaa waxa  ka hadleen bur burin lagu sameeyay  goob danta guud ah oo  loogu adeegayay dadweynaha.
Goobaha la bur buriyay ayaa waxaa kamid ahaa boosteejo  dadka ay ku sugaan gaadiidka oo ay ku sawirnaayeen sawirada qaar kamid ah musharaxiinta Puntland .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: