Dowladda Soomalaiya oo la safatay Sacuudiga oo lagu haysto dilkii wariye Jamaal Kashoogi  (WarSaxaafadeed)

HomeWararka

Dowladda Soomalaiya oo la safatay Sacuudiga oo lagu haysto dilkii wariye Jamaal Kashoogi (WarSaxaafadeed)

War qoraal ah oo  ku qornaa luuqada Carabiga  kana soo baxay maanta Madaxtooyada Soomalaiya,  ayaa waxaa lagu taageeray dowladda Sacuudiga oo ay Beesh

Wacaal Darey ah: Ganacsade caawa lagu dilay magaalada Boosaaso
Ku Dhowaad 4,000 oo Soomaali ah oo Maraykanka Laga Soo Masaa Furinayo (DHEGAYSO).
Bandhigga COVID-19 (Taxanaha 4aad)

War qoraal ah oo  ku qornaa luuqada Carabiga  kana soo baxay maanta Madaxtooyada Soomalaiya,  ayaa waxaa lagu taageeray dowladda Sacuudiga oo ay Beesha caalamku ay ku tuhmayso in ay ku luglahayd dilkii wariye Jamaal Kashogg oo ka dhacay  gudaha  Qunsuliyada Sacuudiga ee  uu ku leeyahay dalka Turkiga .

Dad badan ayaa aaminsan in dowladda Soomalaiya ay ku deg degto go,aanada noocan oo kale ah .

Hadaba halkan ka Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: