Dowladda Soomalaiya oo la safatay Sacuudiga oo lagu haysto dilkii wariye Jamaal Kashoogi (WarSaxaafadeed)

Dowladda Soomalaiya oo la safatay Sacuudiga oo lagu haysto dilkii wariye Jamaal Kashoogi  (WarSaxaafadeed)

War qoraal ah oo  ku qornaa luuqada Carabiga  kana soo baxay maanta Madaxtooyada Soomalaiya,  ayaa waxaa lagu taageeray dowladda Sacuudiga oo ay Beesha caalamku ay ku tuhmayso in ay ku luglahayd dilkii wariye Jamaal Kashogg oo ka dhacay  gudaha  Qunsuliyada Sacuudiga ee  uu ku leeyahay dalka Turkiga .

Dad badan ayaa aaminsan in dowladda Soomalaiya ay ku deg degto go,aanada noocan oo kale ah .

Hadaba halkan ka Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com