Muuqaalka Bulshada: Dhaqashada Digaaga iyo Hal Abuure C/raxmaan Siciid Bidhaan (dhegayso)

Ku soo dhawaada dhegaystayaal Barnaamijka Muqaalka Bushada ee  radio Daljir oo maalinkasta ka baxa dhamaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya ,marka laga reebo maalinta Jimcaha.

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada maanta waxa uu ku saabsanyahay  dhaqashada Digaaga .

Digaag iyo Ukuntiisa ayaa intabadan Soomaaliya waxaa looga keenaa dalalka  Yaman , Imaaradka Carabta, Hindiya  iyo Baraasiil.

Hadaba C/raxmaan Siciid Cismaan Bidhaan , waa wiil dhalinyaro ah  waxa uu bartay Cilmiga Digaaga ,isagoona Tababar ka soo qaatay shirkada Digaaga ee Puntland Poultry farm ,oo ku taala degmada Carmo ee Gobolka Bari .

C/raxmaan ma uusan helin Cid ku taageerta xirfadiisan ah cilmiga Digaaga ,wuxuuna magaalada Bosaaso ka hirgaliyay  xero lagu dhaqo Digaaga

Hadaba Barnaamijka Muuqaalka Bulshada  ayaan maanta ku marti qaadnay  ,waxaana soo jeedinaya wariye Xasan Heykal oo Bosaaso ku sugan.

Dhegayso.

Sawiro.


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Muuqaalka Bulshada: Dhaqashada Digaaga iyo Hal Abuure C/raxmaan Siciid Bidhaan (dhegayso)”

  1. Mahamedjimcale

    Mashaa alllah

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com