Ku Dhowaad 4,000 oo Soomaali ah oo Maraykanka Laga Soo Masaa Furinayo (DHEGAYSO).

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Maraykanku ku wargelisey in ku dhowaad 4,000 oo Soomaali ah laga soo tarxiili doono Maraykanka laguna soo celin doono Soomaaliya.

Axmed Ciise Cawad safiirka Soomaaliya ee Maraykanka oo la hadlay VOA ayaa sheegay in dadka ay u kusoo celinayso dowladda Mareykanka Soomaaliya in aysan aheyn kuwa ku jira Xabsiyadda oo keliya.

DHEGEYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com