Dowladda Jarmalka oo dhaqaale boqol milyan doolar sheegtay inay ugu yaboohayso Soomaaliya

HomeWararka

Dowladda Jarmalka oo dhaqaale boqol milyan doolar sheegtay inay ugu yaboohayso Soomaaliya

Dowladda Jarmalka ayaa sheegtay in boqol milyan oo doolar ay ugu yaboohayso Sooomaaliya, sidaasina waxaa sheegay safiirka Jarmalka ee Soomaaliya oo ka

Warka Caweysin iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)
Ciidamada Godod iyo Gacnafale ee Mudug oo la kormeeray (dhegayso)
Wakiilka Puntland ee Swedan oo Daljir uga Waramay Waxqabadkiisa iyo Mashaaricda Puntland laga fulin doono (dhegayso)

Dowladda Jarmalka ayaa sheegtay in boqol milyan oo doolar ay ugu yaboohayso Sooomaaliya, sidaasina waxaa sheegay safiirka Jarmalka ee Soomaaliya oo ka hadlayay magaalada Muqdisho.

Safiirka ayaa ka sheegay hadalkan munaasabad lagu xusayay midowga labada  Jarmal oo kadhacday Muqdisho oo ay ka qaybgaleen wasiirka arrimaha dibadda iyo guddoomiyaha baarlamaanka ee Soomaaliya.

Wasiirka arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad ayaa ku tilmaamay Jarmalka dal saaxiib la’ ah Soomaaliya ayna ku faraxsanihiin munsaabaddooda Muqdisho.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: