Wakiilka Puntland ee Swedan oo Daljir uga Waramay Waxqabadkiisa iyo Mashaaricda Puntland laga fulin doono (dhegayso)

Wakiilka Puntland ee Swedan oo Daljir uga Waramay Waxqabadkiisa iyo Mashaaricda Puntland laga fulin doono (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa magacaabay wakiilka Puntland u Fadhiya Swedan ka dib mar wakiilkii hore xilka laga qaaday.

Hadaba wakiilka Cusub ee madaxweynuhu magacaabay mudane Cabdicasiis Cilmi Birjeeb ayaa ah nin aqoontaa iyo kartidaaba leh horayna u soo qabtay xilkan.

Cabdicasiis Cilmi Bireeb oo Waraysi siyeey Caawa Radio Daljir ayaa ka hadlay Waxyaabaha uu qabtay iyo Waxyaabaha hormarka ah ee uu haatan ku howlanyahay ,isago shegay in Mashaaric farabadan laga fulin doono Puntland.

Wariye Maxamed Lakiman Ayuu u Waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com