Saaka & Dunida iyo Xuseen Xadaari, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Xuseen Xadaari, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban, ku soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Xuseen Xadaari ayaa aroortan barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya.

Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad faallo ama falcelis nala qaybsato.

Hoos ka dhegayso.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0