Siyaad Cali Jaamac iyo buuggiisa “20 Sano iyo Sooyaalkii Puntland” (wareysi/dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Siyaad Cali Jaamac iyo buuggiisa “20 Sano iyo Sooyaalkii Puntland” (wareysi/dhegayso)

Siyaasi ahna qoraa cusub Cali Jaamac oo mar soo noqday Agaasimaha Guud ee Wasaaradda kalluumaysiga ee Dowlada Puntland ayaa dhawaan qoray buug la maga

Hobyo oo uu ka furmay shirka beesha Habargidir (dhegayso | daawo)
Cabdirisaaq Fartaag (Fartaag Research): Safaaradaha Reer Galbeedka baa ka masuul ah musuqmaasuqa Soomaaliya
Guddoomiye ka soo goostay Somaliland: Aan ka aheyn Sool “ma jirto Soomaaliya meel ay ka dhacday qabiil qabiil haysta oo sida xoolaha habeenkiina soo xeraysanaya aroortiina oodda ka qaadaya oo tirsanaya casarkii 1 iyo 2 iyo 3”

Siyaasi ahna qoraa cusub Cali Jaamac oo mar soo noqday Agaasimaha Guud ee Wasaaradda kalluumaysiga ee Dowlada Puntland ayaa dhawaan qoray buug la magacbaxay “20 Sano iyo Sooyaalkii Puntland,” kaas oo si durugsan uga hadlaya aasaasaakii Puntland, guulihii la gaaray, waxyaabaha aan qabsoomin, iyo aliba sababta ay u qabsoomi waayeen.

Buuga ayaa sidoo kale taabanaya kaalinta Puntland ay ku lahayd dhismaha Dowladda Federaalka. Wuxuu kale oo uu taabanayaa isbadaladii maamul ee Puntland soo maray iyo waxqabadkoodii.

Cali Jaamac waxa uu u warramay Jamaal Faarax Aadan.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: