Aaska Xaamud Wardheere oo Gaalkacyo lagu dilay (dhegayso)

HomeWararka

Aaska Xaamud Wardheere oo Gaalkacyo lagu dilay (dhegayso)

Dilalka lala beegsado dhallinta Gaalkacyo oo soo labakacleeyey, yaa se dilay Xaamud Wardheere? Maxaa loo soo qaban waayey dadka wax dila? Maxaa loo qisaasi waayey kuwa wax dila? Gaalkacyo yaa u maqan, mise leedahay maamul dowlo iyo mid oday dhaqameed? Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bbb9ce6010100e3f33d5e16/warbixan_dil_gaalkacyo_8+Oct+18.mp3

Xaaladda Barakacayaasha Muqdisho oo laga hadlay (dhegayso)
Xildhibaan Caasho Koos: “annigu taageeri maayo xil ka qaadista Wasiirka Cadaalada”
Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl god ma loo galaa! (Taxanaha 30aad – maqal & muuqaal)

Dilalka lala beegsado dhallinta Gaalkacyo oo soo labakacleeyey, yaa se dilay Xaamud Wardheere? Maxaa loo soo qaban waayey dadka wax dila? Maxaa loo qisaasi waayey kuwa wax dila? Gaalkacyo yaa u maqan, mise leedahay maamul dowlo iyo mid oday dhaqameed?

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: