Xaaladda Barakacayaasha Muqdisho oo laga hadlay (dhegayso)

Xaaladda Barakacayaasha Muqdisho oo laga hadlay (dhegayso)

Wasiirka Gargaarka Dowladda Federaalka somaaliya ayaa maanta magaaladda muqdisho kulan kula qaatay guddoomiyaha gobalka Banaadir Eng Cabdiraxmaan yariisow,iyado kulankaas diiradda lagu sarayeey sidi loo daryeeli lahaa dadka baraacayaasha ah ee kunol kamaamka magaaladda Muqdisho.

Wariyaheena muqdisho cabdiraxmaan waaberi ayaa muqdisho warbixintan markale kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com