Mukhtaar Roobow oo Baydhabo kaga dhawaaqay inuu yahay musharax madaxwayne

HomeWararka

Mukhtaar Roobow oo Baydhabo kaga dhawaaqay inuu yahay musharax madaxwayne

Sheekh Mukhtaar Roobow oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay  ayaa ku dhawaaqay inuu yahay musharaxa u taagan doorashada madaxti

WHO oo war culus ka soo saartay cudurka COVID-19
Guddiga hormarinta degmadda Burtinle oo dhaqaale lagu wareejiyeey (dhegayso)
Garowe: Shirka maamul baahinta Puntland oo ka qabsoomay caasimada (Video)

Sheekh Mukhtaar Roobow oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay  ayaa ku dhawaaqay inuu yahay musharaxa u taagan doorashada madaxtinimo ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, isagoona kasoo kicitamay magaalada Muqdisho dhowrii beri ee lasoo dhaafay uu ku sugnaa.

Shacabka magaalada Baydhabo ayaa ka qaybgalay soo dhowaynta musharaxan.

Mukhtaar Roobow ayaa horay xilal kalle duwan uga soo qabtay ururka Al-shabaab iyo madxkamadihii Islaamiga ee horay looga dhawaaqay magaalada Muqdisho.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: