Taliyaha Booliska gobolka Bari ” Dad badan baa usoo qabanay dilalkii dhacay”

HomeWararka

Taliyaha Booliska gobolka Bari ” Dad badan baa usoo qabanay dilalkii dhacay”

Taliska booliska gobolka Bari ayaa sheegay ciidamada inay howlgallo ay sameeyeen, lagus oo qabtay dilalkii kadhacay magaalada Bosaso, kuwaasi oo loo g

ARDAA: Xalqaddii 41aad ee ARDAA iyo Maroorsanaanta Dowladnimo ee Soomaaliya (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
Giriigga oo dib ugu celiyay Turkiga Soomaali Tahriibayaal ah

Taliska booliska gobolka Bari ayaa sheegay ciidamada inay howlgallo ay sameeyeen, lagus oo qabtay dilalkii kadhacay magaalada Bosaso, kuwaasi oo loo gaystay dad waxgal u ahaa bulshada iyo 4- ka mid ah qowmiyadda Tikreega ee dalka Itoobiya ee ku sugan magaalada Bosaso.

Booliska Bosaso ayaa lagu eedeeyaa dadka ay usoo qabqabtaan amaan darida in qaarkood lacago ay ku siidaayaan, taliyaha ayaa ku eedeeyey warkaasi Raadiyow Daljir inuu baahiyo oo saxaafadda kalle aysan ka hadlin.

Hoos kadhegayso.

Tallman ayuu u waramay.

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: