Dhoola tuska xisbiga Madaxwaynihii hore Xasan Sheekh oo kasocda Muqdisho (sawiro)

Dhoola tuska xisbiga Madaxwaynihii hore Xasan Sheekh oo kasocda Muqdisho (sawiro)

Munaasabad lagu soo bandhigayo dhoolatuska daah furka xisbiga nabadda iyo dimuqraadiyadda UPD ayaa ka socda magaalada Muqdisho.

Xildhibaano katirsan labada aqal ee baarlamaanka iyo qaybaha ururada bulshada ayaa ka qaybgalaya munaasabadda oo iminka socota.

Xisbigan ayaa waxaa guddoomiye kuxigeen ka ah Cabdiraxmaan Cabdishakuurr.

Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa wada olole mucaarad oo ka dhan ah xukuumadda uu hogaamiyo madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com