HomeUncategorized

Mudane Abti-doon ? Qoysaska waxaan idi leeyahay caruurtiina geeya goobaha talaalka dabaysha?

Cadaado, August 18, 2013 - Maamulka Xibin iyo Xeeb ee gobollada dhexe ee dalka ka jira ayaa waalidiinta deegaankaas ugu baaqaya ina y ka faa?iideystaan, talaalka dabaysha oo dhowaan furmaya.

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalbaday in Imaaraadku joojiyo saldhigga Berbera.
BARNAAMIJKII SAAKA IYO DUNIDA AXAD 03__[DHEGEYSO]
SAWIRRO-Shir dib loogu eegayo waxbarashada Puntland oo Garoowe ka furmay.

Cadaado, August 18, 2013 – Maamulka Xibin iyo Xeeb ee gobollada dhexe ee dalka ka jira ayaa waalidiinta deegaankaas ugu baaqaya ina y ka faa?iideystaan, talaalka dabaysha oo dhowaan furmaya.

Madaxa caafimaadka Xibin iyo xeeb oo la hadlay war-baahinta gudaha Dr. Daahir Cali Abti-doon wuxuu sheegay in ay mar kasta muhiim tahay in caruurta deegaanka la talaalo.

Waalidiinta deegaanka wuxuu ugu baaqay in ay ka waantoobaan, diidmada ay ka muujiyaan dhibcaha talaalka dabaysha ee ay shaqaalaha caafimaadka wadaan.

Abti-doon wuxuu ugu baaqay waalidiinta xataa in ay caruurtooda geeyaan goobaha talaalka uu yaalo ee xaruumaha caafimaadka ah, taasi oo ah ka hortag wanaagsan, maadama wadanka uu haatan ku sii fidayo xanuunka dabaysha.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: