Xildhibaan Somaliland: “Farmaajo hadduu halkan yimaado waa lagu jarjarayaa” (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaan Somaliland: “Farmaajo hadduu halkan yimaado waa lagu jarjarayaa” (dhegayso)

Xildhibaano ka tirsan maamulka Soomaaliland oo maanta shir jaraa’d ku qabtay Hargeysa ayaa ka hadlay safar la sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu qorsheynayo in uu ku tago Soomaliland. Xildhibaanada ayaa Madaxweyne Farmaajo ugu hanjabay dil iyo gowrac haddii uu ka soo dego Hargeysa. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bb3a90e02010004c1d2053b/warbixinta+Xildhibanada+Hargeysa_2+Oct+%2718.mp3

Burtinle oo lagu soo dhaweyeey Suldaan Maxamuud Axmed Warsame (dhegayso| Sawiro)
Aqoonyahano ka hadlay Heshiiski DP World iyo Somaliland & Hadalkii Khayre (dhegayso)
Nin u dhashay dalka Giriiga oo ka badbaaday shilkii diyaarada Ethiopian Airlines

Xildhibaano ka tirsan maamulka Soomaaliland oo maanta shir jaraa’d ku qabtay Hargeysa ayaa ka hadlay safar la sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu qorsheynayo in uu ku tago Soomaliland. Xildhibaanada ayaa Madaxweyne Farmaajo ugu hanjabay dil iyo gowrac haddii uu ka soo dego Hargeysa.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: