Xildhibaan Somaliland: “Farmaajo hadduu halkan yimaado waa lagu jarjarayaa” (dhegayso)

Xildhibaan Somaliland: “Farmaajo hadduu halkan yimaado waa lagu jarjarayaa” (dhegayso)

Xildhibaano ka tirsan maamulka Soomaaliland oo maanta shir jaraa’d ku qabtay Hargeysa ayaa ka hadlay safar la sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu qorsheynayo in uu ku tago Soomaliland. Xildhibaanada ayaa Madaxweyne Farmaajo ugu hanjabay dil iyo gowrac haddii uu ka soo dego Hargeysa.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com