Nabadoon cQani Maxamud Faarax: “Madaxweynuhu 4 beri buu Baran ku hoyday … tiribka xigina waa Ceerigaabo” (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Nabadoon cQani Maxamud Faarax: “Madaxweynuhu 4 beri buu Baran ku hoyday … tiribka xigina waa Ceerigaabo” (dhegayso)

Afhayeenka Nabadoonada gobolka Sanaag Nabadoon Cabdiqani Maxamuud Faarax oo wareysi gaar siiyey Radio Daljir ayaan ka waraysanay safarkii Madaxweyne G

Cabdulqaadir Siciid Carshe Dhaqaaje: Wasiir aan Guri Cusub loo Goglayn!
As President Hassan requests lifting of arms embargo on SNA, the SNA proves in Barawe that it is a clan militia and not a national army
Turkiga: “Xubnaha jirkii Khashoggi waa la jarjaray kaddibna waa la qariyey, Sucuudiguna daacad kama aha baaritaanka dilka”

Afhayeenka Nabadoonada gobolka Sanaag Nabadoon Cabdiqani Maxamuud Faarax oo wareysi gaar siiyey Radio Daljir ayaan ka waraysanay safarkii Madaxweyne Gaas ee gobolka Sanaag.

Nabadoon cQani ayaa ka hadlay arrimo ay kamidyihiin dareenka bulshada Sanaag iyo soodhaweyntooda aan loo kala harin ee Madaxweyne Gaas. Nabadoonka ayaa carrabka ku dhuftay sheegashada Somaliland  kuna tilmaamay nin Hargeysa jooga oo iska hadalay.

Waxaan kale oo Nabadoonka ka waraysanay dilkii AUN Suldaan Xasan Cali Jibriil.

Nabadoonka oo jooga magaalada Baran waxa uu u warramay Axmed Sh. Maxamed ‘Tallman’ oo ku sugan studiyeheena Daljir Bossaso.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: