Nabadoon cQani Maxamud Faarax: “Madaxweynuhu 4 beri buu Baran ku hoyday … tiribka xigina waa Ceerigaabo” (dhegayso)

Nabadoon cQani Maxamud Faarax: “Madaxweynuhu 4 beri buu Baran ku hoyday … tiribka xigina waa Ceerigaabo” (dhegayso)

Afhayeenka Nabadoonada gobolka Sanaag Nabadoon Cabdiqani Maxamuud Faarax oo wareysi gaar siiyey Radio Daljir ayaan ka waraysanay safarkii Madaxweyne Gaas ee gobolka Sanaag.

Nabadoon cQani ayaa ka hadlay arrimo ay kamidyihiin dareenka bulshada Sanaag iyo soodhaweyntooda aan loo kala harin ee Madaxweyne Gaas. Nabadoonka ayaa carrabka ku dhuftay sheegashada Somaliland  kuna tilmaamay nin Hargeysa jooga oo iska hadalay.

Waxaan kale oo Nabadoonka ka waraysanay dilkii AUN Suldaan Xasan Cali Jibriil.

Nabadoonka oo jooga magaalada Baran waxa uu u warramay Axmed Sh. Maxamed ‘Tallman’ oo ku sugan studiyeheena Daljir Bossaso.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com