Wafdi kasocda Aqalka sarre oo Maanta dhuusomareeb gaaray

HomeWararka

Wafdi kasocda Aqalka sarre oo Maanta dhuusomareeb gaaray

Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug maanta oo Talaado ah waxaa gaaray wafdi ka socda Golaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Soomaaliya oo uu hoga

Qoys Soomaaliyeed oo Iibiyey Gabar Ay Dhaleen Abaarta Awgeed (DAAWO)
MAANHADAL: Jaamacadaha dalka iyo xilka qaadistii wasiirkii waxbarashada (dhegayso)
Aqoonyahan Muuse Cali Jaamac: “Madaxweynuhu waa in uu talada wax ka siiya Madaxweyne Kuxigeenka iyo Ra’iisul Barlamaanka” (dhegayso)

Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug maanta oo Talaado ah waxaa gaaray wafdi ka socda Golaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Soomaaliya oo uu hogaaminayay Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid).

Wafdiga Aqalka sare ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyay madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, Gudoomiye ku xigeenada Barlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed, Maxamed Axmed Caalim iyo Xilibaano ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug.

Xubnahan ayaa u tagay magaalada Dhuusamareeb sidii xal loogu heli lahaa Xaaladda Galmudug iyo khilaafka soo kala dhex galay dowladda dhexe iyo maamul goboleedyadda

Wafdiga ka socday Aqalka Sare ayaa Xarunta madaxtooyadda Galmudug ku booqday Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, iyada oo halkaasi loogu sameeyay kulan soo dhaweyn ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: