MAANHADAL: Jaamacadaha dalka iyo xilka qaadistii wasiirkii waxbarashada (dhegayso)

MAANHADAL: Jaamacadaha dalka iyo xilka qaadistii wasiirkii waxbarashada (dhegayso)

Wasiirkii waxbarashada ee Soomaaliya Dr C/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa waxaa uu sheegay dhowaan inuu aqoonsanayn jaamacadaha dalka ka howlgala, iyadoona arrintaasi ay si’aad ah uga xumaadeen dhalinyarada dalkooda wax ku barata.

Wasiirka ayaa wareegto shalay kasoo baxay xafiiska raysal wasaaraha xilka looga qaaday, inkastoo aan la sheegin sababihii xilka qaadista.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com