Qoys Soomaaliyeed oo Iibiyey Gabar Ay Dhaleen Abaarta Awgeed (DAAWO)

Qoys Soomaaliyeed oo Iibiyey Gabar Ay Dhaleen Abaarta Awgeed (DAAWO)

Abaaraha iyo macluusha ka jirta Geeska Afrika ayaa Qoyska ku qasbay in ay sameeyaan xulasho aan suuragal aheyn, kadib markii ay dhamaadeen xoolihii, ceelkii Tuuladana uu guray ayaa Cabdulqaadir Xuseen waxaa Gabadhiisa Quruxda badan ee 14-sano jirka ah uu siiyay Nin.

Wariye ka tirsan wakaaladda wararka ee Reuters ayaa la kulmay Seynab iyo qoyskeeda, waxana markii dambe sheekadan uu la wadaagay wargeyska International Business Times oo ka soo baxa wadanka Ingiriiska.

DAAWO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com