Ganacsade Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay Koonfur Afrika

HomeWararka

Ganacsade Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay Koonfur Afrika

Kooxo hubaysan oo burcad ah ayaa xalay ku toogtay dalka Koonfur Afrika muwaadiniin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa ganacsatada Soomaaliyeed ee Koonfur Afr

Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya oo xilkii la wareegay
Gaari xamuul ah oo lagu xabadeeyay jidka 30ka ee Bosaaso (dhegayso+Sawiro)
Gaalkacyo oo maanta laga oogay Salaada Ciidul Fidriga

Kooxo hubaysan oo burcad ah ayaa xalay ku toogtay dalka Koonfur Afrika muwaadiniin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa ganacsatada Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika.

Muwaadin oo lagu magacaabi jiray Yuusuf Xuseen Koofurow ayaa lagu dilay isagoo fadhiya goobtiisa ganacsiga, waxaana goobta ka baxsaday kooxhii dilka gaystay.

Koonfur Afrika ayaa lagu dilaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ganacsiga ku leh dalkaasi, waxaana safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika dhowaan ay sheegtay inay wax ka qaban doonto, inkastoo aan waxba laga qaban.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: