Gaari xamuul ah oo lagu xabadeeyay jidka 30ka ee Bosaaso (dhegayso+Sawiro)

Gaari xamuul ah oo lagu xabadeeyay jidka 30ka ee Bosaaso (dhegayso+Sawiro)

Jaamac Faarax Cali oo kamid ah Darawalada gaadiidka xamuulka qaada ee isga kala goosha gobolada Puntland ayaa xiriir uu maanta la soo sameeyay Radio Daljir waxa uu sheegay in ay ciidamo ku rasaaseeyeen jidka 30ka ee bartamaha Bosaaso xili uu ku sii socday Dekeda Bosaaso.

waxa uu sheegay in uu dhaawac soo gaaray kirishboygii gaariga iyo khasaare hantiyeed.

waxa uu sheegay in aysan jirin cid ilaa iyo haatan loo soo qabtay falkan.

Dhegayso.

Sawiro.



FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0