Golaha Baarlamaanka ee Soomaaliya oo maanta si gaar uga shiraya ammaanka Muqdisho

Golaha Baarlamaanka ee Soomaaliya oo maanta si gaar uga shiraya ammaanka Muqdisho

Golaha baarlamaanka ee Soomaaliya ayaa maanta oo isniin ah yeelan doona kafadhigoodii 4aad ee golaha oo looga arrinsan doono arrimaha ammaanka magaalada Muqdisho, waxaana xildhibaan katirsan baarlamaanka habeen hore lagu dhaawacay Muqdisho.

Guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa shir guddoomin doona, iyadoona mudanayaasha lagu wargaliyay inay kasoo qaybgalaan shirkan.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com