HomeUncategorized

Baahin: Salaasa, 16 July 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali~ Daljir ~ Garowe

Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo 45 maalmood u qabatay in Warbaahintu isku diiwaangeliyaan, Barnaamijka qiimaynta nugulka ee new deal oo laga daah furay Muqidisho, Dooni dad sidey oo lagu la'yahay xeebaha gobolka Bari, Cuduro uu shubanku kamid yahay oo ka dilaacay Kismaayo, Ciidamada Ethiopia oo ka baxay Soomaaliya, Wado laami ah oo laga hirgelinayo Garoowe.

Madaxweyne Gaas oo Muqdisho u tagaya Shir
Ciyaaraha gobollada Puntland oo galay maalinta 2-aad; Sool v. Mudug oo ciyaaraya galabta.
Dagaalo ka dhacay duleedka Kismaanyo,iyo ciidamada dawlada oo guul sheegtay.

Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo 45 maalmood u qabatay in Warbaahintu isku diiwaangeliyaan, Barnaamijka qiimaynta nugulka ee new deal oo laga daah furay Muqidisho, Dooni dad sidey oo lagu la’yahay xeebaha gobolka Bari, Cuduro uu shubanku kamid yahay oo ka dilaacay Kismaayo, Ciidamada Ethiopia oo ka baxay Soomaaliya, Wado laami ah oo laga hirgelinayo Garoowe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: