Ducaysane oo baaq doorashooyinka Puntland ku saabsan u diray Isimada Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Ducaysane oo baaq doorashooyinka Puntland ku saabsan u diray Isimada Puntland (dhegayso)

Cabdirisaaq Maxamed Dirir “Ducaysane” oo mar soo ahaan jirey Agaasimihii Guud ee Hay’adda Ladagaalanka Burcad-badeedka Puntland ayaa shir jaraa’id oo uu xafiiskiisa ku qabtay kaga codsaday Isimada dhaqanka Puntland in ay soo xulaan Baarlamaan tayo leh, doorshada 2019 ka dhici doonta Puntland. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b95685e040100f8c51aa35a/ducaysane_Baaqa+Isimada+Puntland_doorashooyinka.MP3

WARBIXINTA SOOMAALIYA EE COVID-19
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
MARTISOOR: Ismaaciil Maxamed Warsame | Guddoomiye kuxigeenka labaad ee baarlamaanka Puntland

Cabdirisaaq Maxamed Dirir “Ducaysane” oo mar soo ahaan jirey Agaasimihii Guud ee Hay’adda Ladagaalanka Burcad-badeedka Puntland ayaa shir jaraa’id oo uu xafiiskiisa ku qabtay kaga codsaday Isimada dhaqanka Puntland in ay soo xulaan Baarlamaan tayo leh, doorshada 2019 ka dhici doonta Puntland.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: