Wareysia kusimaha Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee Suudaan (dhegayso)

HomeWararka

Wareysia kusimaha Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee Suudaan (dhegayso)

Dalka Suudaan waxaa ku nool jaaliyad soomaaliyeed oo tira badan waxaana halkaas wax ka barta arday ilaa 7000 lagu sheegay oo soomali ah kuwaas oo bart

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo soo saarey go’aano kale oo looga hortagayo COVID 19
Musharrax Madaxweyne Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni oo La Kulmay Qaar Kamid ah Odayaasha Gaalkacayo (Sawiro)
Buuhoodle: Gabadh 4 habeen ka hor Umushay oo gashay imtixaanka fasalka Afaraad (daawo)

Dalka Suudaan waxaa ku nool jaaliyad soomaaliyeed oo tira badan waxaana halkaas wax ka barta arday ilaa 7000 lagu sheegay oo soomali ah kuwaas oo barta qaybaha kala duwan ee culuunta.

Waxaa jirey cabashooyin badan oo soomaalida suudaan ka imanaysay gaar ahaan ardayda dhawaana waxaa halkaas booqday Raysalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo la kulmay jaaliyada iyo ardaydaba waxyaabihii cabashooyinka ahaa ee halkaa ay ka soo jeediyeen Jaaliyada iyo Ardayda ayaa waxaa ka mid ahaa dibindaabyo dhanka Baasaboorka iyo adeegyada kale oo ay u baahnyaihiin oo sheegeen inay Safaarada kala kulmaan.

Hadaba Raysal Wasaare Khayre oo arintaas ka duulaya ayaa waxa uu kusimaha Safaarada u magacaabay Cismaan Axmed Maxamed.

Safiir Cismaan ayaa saaka isaga oo jooga Khartuum waxa uu u warramay Jamaal Faarax Adan.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: