Duqa cusub ee degmada Garoowe oo xilka la wareegay (dhegayso)

Duqa cusub ee degmada Garoowe oo xilka la wareegay (dhegayso)

Duqa cusub ee degmada Garoowe ayaa xilka kala wareegay maanta Guddoomiyihii hore ee degmada Garoowe oo maalmo ka hor xildhibaanada golaha deegaanku u doorteen in uu hoggaamiyo Caasimada 5 sano ee soo socota.

Duqii kumeelgaarka ahaa Axmed Maxamuud Ducaale oo madasha Khudbad dheer ka jeediyay ayaa waxaa uu inteeda badan uu kaga hadlay dhibaatooyinka iyo caqabadaha hortaagan Dawladda Hoose oo ay waajibaadkeeda u gudan la’adahay.

Waxaana sidoo kale uu ka hadlay waxyaabaha Garoowe ay dheertahay magaalooyinka kale ee Puntland dhanka caqabadaha, kuwaas oo u baahan in si deg deg ah wax looga qabto.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com