Muqdisho: Darajooyinka Ciidamada ee la bixyo oo la iibiyo (dhegayso)

HomeWararka

Muqdisho: Darajooyinka Ciidamada ee la bixyo oo la iibiyo (dhegayso)

Maxamed Caalim oo hay'adda UNISCO u aqoonsatay sanadkii 2000 danjire nabadeed ayaa rumaysan saraakiisha xilalka haya Soomaaliya darajooyinkooda inay g

Madaxwaynaha Jubaland oo xabsiga Itoobiya ku booqday Qalbi-dhagax
Guuleed Saalax: “Baarlamanka Puntland wuxuu ka shaqaynayaa dano gaar ah”
Maxaad ku xusuusataa 21-kii October oo ku beegan maanta oo kale? (dhegayso)

Maxamed Caalim oo hay’adda UNISCO u aqoonsatay sanadkii 2000 danjire nabadeed ayaa rumaysan saraakiisha xilalka haya Soomaaliya darajooyinkooda inay gateen, isagoona sheegay arrimaha caynkan oo kalle ah inaan waxba looga qaban karin arrimaha ammaanka.

Sidoo kale waxaa uu sheegay hadalka Kenya ee la xiriira inuu hab sharci darro ah uu ku helay kaarka aqoonsiga ee muwaadinimada Kenya agaasime kuxigeenka hay’adda NISA inay tahay arrin khatar ah.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: