Madaxwayne kuxigeenkii hore Somaliland oo ka hadlay gadoodka sarkaalka Caare ee Qardho (dhegayso)

HomeWararka

Madaxwayne kuxigeenkii hore Somaliland oo ka hadlay gadoodka sarkaalka Caare ee Qardho (dhegayso)

Madaxwayne kuxigeenkii hore Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay sarkaal katirsanaa ciidamada Somaliland oo gadooday, kaasi oo jamhadayn ka

Nin ogaaday inuu dhalin carruur sadex ah oo uu lahaa (daawo)
Warka Fiidnimo iyo Wariye Maxamed Lakiman
Musharrax Jebiye oo salaan ugu tegay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan

Madaxwayne kuxigeenkii hore Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay sarkaal katirsanaa ciidamada Somaliland oo gadooday, kaasi oo jamhadayn ka bilaabay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar oo saldhig ciidan laga siiyay.

Waxaa uu sheegay inuu ka xunyahay gadoodka sarkaalkaasi oo uu ku tilmaamay inay ahayd cabashadiisa in lagu xaliyo deegaanka Ceel Afwayn ee gobolka Sanaag, balse arrintaasi laga horyimid.

 

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: