Muqdisho: Darajooyinka Ciidamada ee la bixyo oo la iibiyo (dhegayso)

Muqdisho: Darajooyinka Ciidamada ee la bixyo oo la iibiyo (dhegayso)

Maxamed Caalim oo hay’adda UNISCO u aqoonsatay sanadkii 2000 danjire nabadeed ayaa rumaysan saraakiisha xilalka haya Soomaaliya darajooyinkooda inay gateen, isagoona sheegay arrimaha caynkan oo kalle ah inaan waxba looga qaban karin arrimaha ammaanka.

Sidoo kale waxaa uu sheegay hadalka Kenya ee la xiriira inuu hab sharci darro ah uu ku helay kaarka aqoonsiga ee muwaadinimada Kenya agaasime kuxigeenka hay’adda NISA inay tahay arrin khatar ah.

Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com