Farriin: Musuqmaasuqa waa dib-u-dhaca koowaad ee bulsho. Diid musuqmaasuqa. Diid kii kaa dalbada! (dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Farriin: Musuqmaasuqa waa dib-u-dhaca koowaad ee bulsho. Diid musuqmaasuqa. Diid kii kaa dalbada! (dhegayso)

Haddii musuqmaasuq na ragaadiyey, oo musuqmaasuqu waa xaaraane aad xaaraanta xalaaleysato, dadkayaga iyo dowladayadu marnaba hormar ma hiigsan karaan.

Taxanayaasha kobcinta waxbarashada: Waxbar gabdhaha oo ciribtir faqriga (dhegayso)
Barnaamijka Ilaalinta & Barashada Xaquuqda Aaadanaha | Taxanihii 5aad (daawo)
KARINGORFOOD: WADAHADAL BAA NABAD LAGU HIIGSADAA; ISKUTASHI BULSHO BAANA HORMAR HORSEEDA (Taxanaha 10aad)

Haddii musuqmaasuq na ragaadiyey, oo musuqmaasuqu waa xaaraane aad xaaraanta xalaaleysato, dadkayaga iyo dowladayadu marnaba hormar ma hiigsan karaan. Musuqmaasuqu waa nolol-diid. Musuqmaasuqu waa nin jecleysi. Musuqmaasuqu waa kan lugaha na haysta oo hormar iyo horsocod noo diidan. Musuqmaasuqa waa kan dhallinta shaqo la’aanta dhigay. Musuqmaasuqu waa daroogo kalkaal, waa waxbarasho diid, waa …

Farriintan musuqa waxaa idiin soo gudbinaya aadna kala socotaan Radio Daljir.

Hoos kaga bogo farriinta musuqa.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: