Taxanayaasha kobcinta waxbarashada: Waxbar gabdhaha oo ciribtir faqriga (dhegayso)

Taxanayaasha kobcinta waxbarashada: Waxbar gabdhaha oo ciribtir faqriga (dhegayso)

Barnaamijka maanta ee kobcinta waxbarashada gabdhaha waxaa marti noogu ah Faduma Shukhri iyo Sahra Axmed Xuseen oo kamid ah bahda Wasaaradda Waxbarashada Puntland, waaxda kobcinta waxbarashada haweenka. Barnaamijka maanta waxa aan ku fallaanqaynaynaa heerarka waxbarashada gadhaha Puntland, maxaa qabsoomay, maxaa weli dhiman, maxay Wasaaraddu ku guulaysatay dhanka waxbarasho lacag la’aan ah iyo dhanka gacan-qabashada ardeyda baahi weyn u qabta garab-istaag.

Barnaamijku waxa uu qayb ka yahay mashruuca waxbar gabdhaha oo ciribtir faqriga, waxaana iska kaashada Wasaaradda Waxbarashada Puntland iyo hay’adda Relief International, waxaana maalgalisey dowladda Ingiriiska.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com