Farriin: Musuqmaasuqa waa dib-u-dhaca koowaad ee bulsho. Diid musuqmaasuqa. Diid kii kaa dalbada! (dhegayso)

Haddii musuqmaasuq na ragaadiyey, oo musuqmaasuqu waa xaaraane aad xaaraanta xalaaleysato, dadkayaga iyo dowladayadu marnaba hormar ma hiigsan karaan. Musuqmaasuqu waa nolol-diid. Musuqmaasuqu waa nin jecleysi. Musuqmaasuqu waa kan lugaha na haysta oo hormar iyo horsocod noo diidan. Musuqmaasuqa waa kan dhallinta shaqo la’aanta dhigay. Musuqmaasuqu waa daroogo kalkaal, waa waxbarasho diid, waa …

Farriintan musuqa waxaa idiin soo gudbinaya aadna kala socotaan Radio Daljir.

Hoos kaga bogo farriinta musuqa.

 


Posted

in

, ,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com