Boqor Burhaan oo ka hadlay xiisada ka taagan magaaladda Jigjiga (daawo)

Boqor Burhaan oo ka hadlay xiisada ka taagan magaaladda Jigjiga (daawo)

Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa ka hadlay rabshadaha ka soo cusboonaday Jigjiga, dowlad degaanka Somaalida Itoobiya, kadib markii shalay ciidamadda Itoobiya ay galeen halkaas.

Boqorka ayaa sheegay in ay aad uga xunyihiin wixii shalay halkaas ka dhacay, isagoo farriin u diray dowladda Itoobiya, wuxuna sheegay in ay aad uga xunyihiin dullaanka aan loo meeldayin ee lagu qaaday Soomaalida-Itoobiya.

Boqorka ayaa u soo jeediyaay dadka Somaliyeed inay isha ku hayaan degaanadooda, isla markaana ay isku dubnaadan, isagoo tibaaxay in shidaalka ku jira dhulkaas Soomaalida ay leedahay saami aad u yar taas oo an xiligan macquul ahayn.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com