Beeraleyda Timirta Gobolka Bari ee Laag, Galgala iyo Karin (dhegayso/daawo)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Beeraleyda Timirta Gobolka Bari ee Laag, Galgala iyo Karin (dhegayso/daawo)

Beeraleyda timirta Puntland: "Timirta Puntland ma aha mid keyd laga soo guro oo waa fareesh, meesha timirta Carabta laga keenaa ay tahay mid sannado i

Beeraleyda Puntland: Xaalka Beeraha iyo Qaylodhaanta Abuurka Sumaysan (dhegayso)
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 91aad (dhegayso)
BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 11aad)

Beeraleyda timirta Puntland: “Timirta Puntland ma aha mid keyd laga soo guro oo waa fareesh, meesha timirta Carabta laga keenaa ay tahay mid sannado iyo 10 sano bakhaaro ku jirtay. Ma aha wax la isku miisaami karo oo teennaa ka fiican tooda. Saas oo ay tahay timirta Puntland waa in suuqgeyn loo sameeyo, oo dadka la baro, timirtiina suuq loo helo.”

***

Waa warbixintii 1aad ee Radio Daljir ka diyaariyey beeraleyda timirta Puntland. Waxaa inoo diyaariyey Xasan Heykal.

Fadlan nala qaybso fikirkaaga iyo falceliskaagaba.

Hoos ka dhegayso.

 

Hoos ka daawo.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: