Beeraleyda Timirta Gobolka Bari ee Laag, Galgala iyo Karin (dhegayso/daawo)

Beeraleyda Timirta Gobolka Bari ee Laag, Galgala iyo Karin (dhegayso/daawo)

Beeraleyda timirta Puntland: “Timirta Puntland ma aha mid keyd laga soo guro oo waa fareesh, meesha timirta Carabta laga keenaa ay tahay mid sannado iyo 10 sano bakhaaro ku jirtay. Ma aha wax la isku miisaami karo oo teennaa ka fiican tooda. Saas oo ay tahay timirta Puntland waa in suuqgeyn loo sameeyo, oo dadka la baro, timirtiina suuq loo helo.”

***

Waa warbixintii 1aad ee Radio Daljir ka diyaariyey beeraleyda timirta Puntland. Waxaa inoo diyaariyey Xasan Heykal.

Fadlan nala qaybso fikirkaaga iyo falceliskaagaba.

Hoos ka dhegayso.

 

Hoos ka daawo.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0