BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 11aad)

Barnaamjka waxaa maanta marti ku ah Dr. Daahir Muuse Cali oo ah lataliyaha Covid-19 ee wasaarada caafimaadka Puntland oo ka waramaya hoose udhaca ay wasaaradu sheegtay in uu ku yimid dadkii uu soo ridan jiray Caroonaha.
Lataliyaha waxa uu barnaamijka usheegay walaaca ay wasaaradu ka qabto markale soo laabashada safmareenka Covid-19, xiliga qaboobaha.

Barnaamjka waxaa soo jeedinaya wariye Xasan Heykal.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com