Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

HomeWararkaXULASHADA DALJIR

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buuhoodle idinkaga soo jeedinaya Axmed Nadiif. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTO AH. Hoos kadhegayso barnaamijka. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b570af4020100b50cc24f76/Xulashada+Daljir+Garooowe+Axmed+Maaxmed+Nadiif+24+Jully+2018.mp3

Arday gaaraysa 510 Arday oo u fariistay Imtaxanadka Jamacadda Bariga Africa Gaalkacyo (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir Bossaso (dhegayso)
Madaxweyne deni: “Waan ixtiraamaynaa heshiiskii DP World ee Dekedda Bosaso ” (Daawo)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buuhoodle idinkaga soo jeedinaya Axmed Nadiif.

Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya.

GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTO AH.

Hoos kadhegayso barnaamijka.

COMMENTS

WORDPRESS: 3
  • Liibaan Mohamed shirwac 6 years ago

    Runtii Barnaamijka Xulashada Waa Mid aan Aad ujeclahay aadna Uxiiseeyo Una Dhagaysto Waana bogaadinaya Bahda Warbaahinta Daljir way ku mahadsantahay Soo Gudbinta iyo Soo diyaarinta Barnaamijka Gar ahaan daadihiyaha Maanta Axmed Nadiif Studio Buuhoodle

  • Mahadsanid cWeli oo ha naga daalin, falceliskaaguna waa noo muhiim oo nala qaybso. Bahda Xulashada Daljir iyo Axmed Nadiif.

  • Abdiweli Mohamud 6 years ago

    barnaamijka xulashada waa barnaamij aad muhiim u ah dhinaca wararka . aad baan u dhageystaa barnaamijka xulashada Daljir.

DISQUS: