Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buuhoodle idinkaga soo jeedinaya Axmed Nadiif.

Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya.

GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTO AH.

Hoos kadhegayso barnaamijka.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

3 responses to “Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)”

  1. Liibaan Mohamed shirwac

    Runtii Barnaamijka Xulashada Waa Mid aan Aad ujeclahay aadna Uxiiseeyo Una Dhagaysto Waana bogaadinaya Bahda Warbaahinta Daljir way ku mahadsantahay Soo Gudbinta iyo Soo diyaarinta Barnaamijka Gar ahaan daadihiyaha Maanta Axmed Nadiif Studio Buuhoodle

  2. J

    Mahadsanid cWeli oo ha naga daalin, falceliskaaguna waa noo muhiim oo nala qaybso. Bahda Xulashada Daljir iyo Axmed Nadiif.

  3. Abdiweli Mohamud

    barnaamijka xulashada waa barnaamij aad muhiim u ah dhinaca wararka . aad baan u dhageystaa barnaamijka xulashada Daljir.

U Jawaab Liibaan Mohamed shirwac Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com