(SAWIRO) Shirka Nabadda Beelaha Muuse Saleebaan iyo Cali Saleebaan oo furmay Qardhho

HomeWararka

(SAWIRO) Shirka Nabadda Beelaha Muuse Saleebaan iyo Cali Saleebaan oo furmay Qardhho

Waxaa si rasmi ah u furmay shir dib u heshiisiin ah oo uu gogashiisu fidiyay boqor Burhaan Boqor Muuse, kaasi oo lagu heshiisanayo beelaha Muuse Saleebaan iyo Cali Saleebaan oo horay dhibaayooyin ku salaysan muran beeleed uu u dhaxeeyey. Shirka ayaa waxaa ka qaybgalay dhinacyada xiisaddu dhexmartay, issimo iyo masuuliyiin. Hoos kadaawo

Dowladda oo soo afjartay weraar qaatay 18 sacadood
Galmudug oo taageertay isbahaysiga Sacuudiga (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Maxamed Xasan Dhalo Daljir Garoowe (dhegayso)

Waxaa si rasmi ah u furmay shir dib u heshiisiin ah oo uu gogashiisu fidiyay boqor Burhaan Boqor Muuse, kaasi oo lagu heshiisanayo beelaha Muuse Saleebaan iyo Cali Saleebaan oo horay dhibaayooyin ku salaysan muran beeleed uu u dhaxeeyey.

Shirka ayaa waxaa ka qaybgalay dhinacyada xiisaddu dhexmartay, issimo iyo masuuliyiin.

Hoos kadaawo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: