Galmudug oo taageertay isbahaysiga Sacuudiga (dhegayso)

HomeWararka

Galmudug oo taageertay isbahaysiga Sacuudiga (dhegayso)

Maamulka Galmudug ayaa taageeray isbahaysiga Sacuudiga uu hogaaminayo iyo xayiraadihii ay kusoo rogeen dowladda Qadar. Warsaxaafadeed kasoo baxay m

Dagaalo ka dhacay gobalka shabeelaha dhexe
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Muqdisho (dhegayso)
GUDDOOMIYAHA GUDDIGA HORMARINTA BURTINLE OO KA HADLAY GUULAHA LAGA GAARAY LAAMIGI LAGU DHISAY ISKUTASHIGA (Daawo)

Maamulka Galmudug ayaa taageeray isbahaysiga Sacuudiga uu hogaaminayo iyo xayiraadihii ay kusoo rogeen dowladda Qadar.

Warsaxaafadeed kasoo baxay madaxwaynaha Galmudug ayaa lagu sheegay dowladda Imaaraatka Carabta inay xiriir taariikhi oo soo jireen ah ay la lahayd Soomaaliya, sidoo kalena ay mashaariic ka waddo gobolada dalka Soomaaliya.

Madaxda dowladda faderaalka ayaa lagu sheegay warsaxaafadeedka inay kala tashan maamulada dalka mowqifka dhexdhexaadka ah oo ay dowladda dhexe ay qaadatay.

Wasiirka warfaafinta Galmudug Maxamuud Aadan Cusmaan Mesagawaa ayaa akhriyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: