Bosaso : Itoobiyaan isku diiwaan geliyay in dalkooda dib loogu celiyo (dhegayso)

HomeWararka

Bosaso : Itoobiyaan isku diiwaan geliyay in dalkooda dib loogu celiyo (dhegayso)

Qaar ka mid ah tahriibayaasha Itoobiyaanka ah  ee ku sugan magaalada Bosaso ayaa doonaya inay dib ugu laabtaan dalkooda, kadib markii ay ku adkaatay x

Baydhabo: Dowladda oo Roobow ka saartay liiska Musharaxiinta doorashada Koonfur Galbeed
Wacaal daray ah: Taliyihii Saldhiga Booliska Suuqa Gaalkcyo oo Qarax lagu dilay (Sawiro)
Xildhibaan Abshir Siciid Saalax: Xaaladda Ciidanka Buuraha Calmadow (dhegayso)

Qaar ka mid ah tahriibayaasha Itoobiyaanka ah  ee ku sugan magaalada Bosaso ayaa doonaya inay dib ugu laabtaan dalkooda, kadib markii ay ku adkaatay xaaladda nololeed ee magaalada Bosaso, iyadoona lagu guda jiro waqtiga bad xiranka ah.

Toban kun oo Itoobiyaan ah ayaa la diiwaan geliyay sadexdii bil ee lasoo dhaafay inay soo gaareen magaalada Bosaso, kuwaasi oo ay been usoo sheegeen kuwa wax tahriibaya oo isugu jira balanqaad nololeed iyo shaqooyin loogu sheegay inay ka helayaan magaalada Bosaso, balse markii dambe beenoowday, sida ay u sheegeen radio Daljir dadkaasi qaarkood oo aan la hadalnay.

Maxamuud Sheekh Ciid, waa agaasimaha hay’adda ka jawaabidda arrimaha qaxootiga MRC, waana xarunta dadka qaxootiga u qareenta, kuna celisa dalka Itoobiya, waana laan katirsan hay’adda IOM.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: