Caalim: “Brussles waxaa lagu muujiyay saamaynta Midowga Yurub uu leeyahay Soomaaliya ” (dhegayso)

HomeWararka

Caalim: “Brussles waxaa lagu muujiyay saamaynta Midowga Yurub uu leeyahay Soomaaliya ” (dhegayso)

Diblumaasi Maxamed Caalim oo ka faalooda siyaasadda Geeska Afrika , kana mid ah aqoonyahanadii ka qaybgalay shirkii SPF ee dowladaha Midowga Yurub ee

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo dhagax dhigay Xarunta labaad ee laanta hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha DFS
Farriin Siyaasadeed | Musharrax Dr. Deni: Dhallinyaradu waa Lafdhabarta Dalka & Maamulkeena
Daawo: Qaabkii uu saaka u dhacay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee lala beegsaday Sheekh C/wali Garyare

Diblumaasi Maxamed Caalim oo ka faalooda siyaasadda Geeska Afrika , kana mid ah aqoonyahanadii ka qaybgalay shirkii SPF ee dowladaha Midowga Yurub ee daneeya Soomaaliya iyo dowladda dhexe iyo maamuladeeda ayaa ka hadlay waxa shirkaan uu kaga gedisanyahay shirarkii hore.

Caalim ayaa sheegay shirkaan inuu yahay dhoola tus siyaasadeed oo Midowga Yurub uu ku muujinayo saamayntiisa uu ku leeyahay arimaha siyaasadda ee Soomaaliya, iyadoo Turkiga oo saamayn ku leh arimaha Soomaaliya aanu ka qaybgalin shirkan.

Caalim ayaa waxaa uu sheegay in wax badan uu kaga duwanyayahay shirarkii hore ee Soomaalida loo qaban jiray, hoos kadhegayso Maxamuud Cabdi Ibraahim oo waraystay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: