Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo waraysi siiyay radio Daljir uga hadlay shirka Brusless (dhegayso)

Wasiirka arimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa waraysi uu siiyay radio Daljir waxaa uu ku sheegay in guul uu kusoo dhamaaday shirkii Brussles, iyadoo taageero loogu muujiyay dowladda Soomaaliya iyo maamuladeeda.

Wasiirka ayaa sheegay dowladda inay xooga saartay arrimaha ammaanka, siyaasadda iyo arimaha dibadda oo xukuumadda hadda jirta ay horumar baaxad leh ay ka samaysay sanadihii lasoo dhaafay.

Hoos kadhegayso waraysiga oo uu la yeeshay Maxamuud Cabdi Ibraahim.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com