Daawo: Qaabkii uu saaka u dhacay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee lala beegsaday Sheekh C/wali Garyare

Daawo: Qaabkii uu saaka u dhacay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee lala beegsaday  Sheekh C/wali Garyare

Ciidamada Danab ee maamulka Galmudug ayaa soo afjaray howlgalkii saaka ay ku qaadeen kooxdi werarka ku soo qaaday xaruntii Sheekh Cabdiwali Gar yare uu ku laaha magaalada Gaalkacyo .

Qaraxan ayaa waxaa  mas,uuliyadiisa sheegatay kooxda Al-shabaab .

Daawo:-weerarkii ka socday xaruntii cabdiwali sh.cali cilmi afyare oo la soo gabagabeeyey iyo taliska ciidmada galmudug oo ka hadlay khasaarihii ka dhashay weerarkaasi.#share.

Posted by Ahmed Jamac Caano-Cadeeye on Monday, November 26, 2018

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0