Site icon Radio Daljir

Daawo: Qaabkii uu saaka u dhacay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee lala beegsaday Sheekh C/wali Garyare

Ciidamada Danab ee maamulka Galmudug ayaa soo afjaray howlgalkii saaka ay ku qaadeen kooxdi werarka ku soo qaaday xaruntii Sheekh Cabdiwali Gar yare uu ku laaha magaalada Gaalkacyo .

Qaraxan ayaa waxaa  mas,uuliyadiisa sheegatay kooxda Al-shabaab .

Exit mobile version