Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo dhagax dhigay Xarunta labaad ee laanta hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha DFS

HomeWararka

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo dhagax dhigay Xarunta labaad ee laanta hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha DFS

Madaxweyne Ku xigeenka koobaad ee Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa dhagax dhigay Xarunta laanta labaad ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha

Xildhibaan ka tirsana Baarlamaanka Jubaland oo lagu dilay Muqdisho
Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
WARKA FIIDNIMO | XUSEEN MADAR | DALJIR GAALKACYO

Madaxweyne Ku xigeenka koobaad ee Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa dhagax dhigay Xarunta laanta labaad ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha isagoo uu wehelinayo Agaasimaha Hay’adda Socdaalka Cabdulqaadir Cilmi Cali iyo masuuliyiin kale.

Xaruntan ayaa u adeegi doonta muwaadiniinta iyo dadka ajinabiga ah ee ku nool Jubaland iyo deegaanada ku dhow ee baahida u qaba adeegyada Socdaalka maadama Jubaland ay xuduud aad u dheer la wadaagto dalalka dariska ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: